GARO

GARO

๐ŸŒฑ Soil Health & Soil Fertility Training

๐ŸŒฑ Soil Health & Soil Fertility Training
Tababarka Caafimaadka iyo Nafaqada Carrada
๐Ÿ“… Date: 15 October 2026
โฐ Time: 9:00 AM โ€“ 1:00 PM
๐Ÿ“ Location: Hargeisa, Somaliland
๐Ÿข Organised by: Garo
๐ŸŸค About the Training
Tababarkan wuxuu diiradda saarayaa caafimaadka iyo nafaqada carrada, iyo sida beeralaydu u ilaalin karaan carradooda si ay u helaan dalag caafimaad qaba oo wax-soo-saar wanaagsan leh.
๐ŸŒฑ What Will Be Covered?
๐ŸŸค Fahamka caafimaadka carrada
๐ŸŒฑ Nafaqada carrada iyo muhiimaddeeda
๐Ÿ„ Sida loo isticmaalo digada xoolaha
๐Ÿ” Sida loo diyaariyo digada digaagga
โ™ป๏ธ Sida loo sameeyo compost
๐ŸŒพ Sida looga faa’iidaysto hadhaaga dalagyada
๐Ÿƒ Isticmaalka caleemaha iyo cawska qudhmay
๐Ÿ’ง Ilaalinta qoyaanka carrada
๐Ÿ›ก๏ธ Ka hortagga nabaad-guurka carrada
๐ŸŒฟ Crop rotation iyo dalagyada digirta ah
๐Ÿง‘โ€๐ŸŒพ Who Should Attend?
Tababarku wuxuu ku habboon yahay:
Beeralayda โ€ข Dhalinyarada โ€ข Haweenka โ€ข Ardayda โ€ข Dadka daneeya beeraha iyo deegaanka
๐ŸŽฏ Training Objective
Ujeeddadu waa in ka qaybgalayaashu helaan aqoon la taaban karo oo ay ku fahmaan sida loo ilaaliyo loona hagaajiyo carrada, iyagoo adeegsanaya habab fudud oo deegaanka laga heli karo.

๐Ÿ“ง 0634461775
โœ‰๏ธ info@gmail.com
Garo- green action resialince organization

Nagula sheekayso WhatsApp