
๐ฑ Soil Health & Soil Fertility Training
Tababarka Caafimaadka iyo Nafaqada Carrada
๐
Date: 15 October 2026
โฐ Time: 9:00 AM โ 1:00 PM
๐ Location: Hargeisa, Somaliland
๐ข Organised by: Garo
๐ค About the Training
Tababarkan wuxuu diiradda saarayaa caafimaadka iyo nafaqada carrada, iyo sida beeralaydu u ilaalin karaan carradooda si ay u helaan dalag caafimaad qaba oo wax-soo-saar wanaagsan leh.
๐ฑ What Will Be Covered?
๐ค Fahamka caafimaadka carrada
๐ฑ Nafaqada carrada iyo muhiimaddeeda
๐ Sida loo isticmaalo digada xoolaha
๐ Sida loo diyaariyo digada digaagga
โป๏ธ Sida loo sameeyo compost
๐พ Sida looga faa’iidaysto hadhaaga dalagyada
๐ Isticmaalka caleemaha iyo cawska qudhmay
๐ง Ilaalinta qoyaanka carrada
๐ก๏ธ Ka hortagga nabaad-guurka carrada
๐ฟ Crop rotation iyo dalagyada digirta ah
๐งโ๐พ Who Should Attend?
Tababarku wuxuu ku habboon yahay:
Beeralayda โข Dhalinyarada โข Haweenka โข Ardayda โข Dadka daneeya beeraha iyo deegaanka
๐ฏ Training Objective
Ujeeddadu waa in ka qaybgalayaashu helaan aqoon la taaban karo oo ay ku fahmaan sida loo ilaaliyo loona hagaajiyo carrada, iyagoo adeegsanaya habab fudud oo deegaanka laga heli karo.
๐ง 0634461775
โ๏ธ info@gmail.com
Garo- green action resialince organization
